Dacwad lagu soo oogay Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Sudan

Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad, iyadoo lagu eedeynayo  inuu geystay kicin dadweyne iyo inuu ku lug lahaa dil loo geystay dibadbaxyaal. Bayaan kasoo baxay dacwad oogaha guud ee waddankaas ayaa sheegay in dhamaan dacwadaha lagu soo ooday Al-bashiir loo hayo cadeymo buuxa. Ilaa … Continue reading Dacwad lagu soo oogay Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Sudan